|
|||||
WAJAALE NEWS
Waayahay Wadaad, Waddankii Dhammaa Wax Yar Siisatee!Prof Cabdi Cali.
April 5, 2019 - Written by Editor:Inankii Af-hayeenka ahaa; ku ye: Somaliland Ictiraaf bay raadinaysaa; Allaa kariim; ma Djibouti mise cid kale!!!!; Djibouti innagamay hagran ictiraaf kaliya, ee innaga oo dad ugu xigna ayay ina hagardaamaysaa; waxa ay u xusul duubtaa in aan cid Kale ina ictiraafin!!! markaasay waliba suuq madow dhaqaalaheena kaga sinaysataa!!! Waa immisa godobood?!!!! Marka laga yimaaddo arrinta laba Geelle ee maanta taagan; maxaa yeelay taas waxa innagaga filan ka dacwee Xamar; goormaad aqoonsatay Somaliland?!! waxa xaqiiq ah in ashkaas innaga mid ah ay Djibouti dano shakhsiya ku qabaan; dadkaasi ma eegaan hagrashadaas iyo hagardaamadaas; maxaa yeelay dantooda ayaa muqaddas ah; maxaad kaga daali; dadkani ma aha dadkii mabaadi’da iyo qiyamka; waa dadkii moofada iyo maraqa; iimaan ma laha; in English, I would translate it this way: they have no values and morals; particularly, national values in this context. QALINKII; Prof Cabdi Cali; Maaumul wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|