UNHCR Oo Ka Walaacsan Xaalada Ay ku Sugan Yihiin Qaxoontiga Liibiya Iyo Muuqaalka Dad Xabsi Ku Jira Oo Xabad Lala Dhacayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
UNHCR Oo Ka Walaacsan Xaalada Ay ku Sugan Yihiin Qaxoontiga Liibiya Iyo Muuqaalka Dad Xabsi Ku Jira Oo Xabad Lala Dhacayo.
April 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Haayada Qaxoontiga Aduunka Ee UNHCR Ayaa Walaac Xoogan ka Muujisay xaalada ay ku sugan yihiin dadka Qaxoontiga ee dalka liibiya.

Sidoo kale muuqaalada laga helayo xaalada ay ku sugan yihiin ayaa banaanka keenay dad ku jira xabsi oo xabada lalal dhacayo kaga gabanaya digaarkii jeelka ay ku jiraan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/zWwvg-QYE4k

COMMENTS
LINKS