Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta iyo oo Xilka Kala Wareegay Wasiirkii Hore | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta iyo oo Xilka Kala Wareegay Wasiirkii Hore
April 24, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Wasiirkii hore wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu wareejiyay wasiirka cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabay Wasaaradaasi dr. Cabiraxiin Cismaan Xaaji Cabdi “Shibin”.

Munaasibadan xilwereejinta oo ka qabsoontay hoolka hay”adda shaqaalaha dawlada ayaa waxa ka soo qayb galay xubno ka socda golaha Wasiirada, Xildhibaanada labada gole iyo Ururada bulshada rayidka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS