|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaarkamida OdoyaashaIyo Waxgaradka Burco Oo ka Hadlay Tacadiga Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Hayso Qoyska Ina Xasan Dalab,
April 28, 2019 - Written by Editor:BURCO(W,N) Qaarkamida waxgaradka iyo dhalinyarada galbeedkeeda magaalada burco ee gobolka togdheer ayaa ka hadlay tacadiga iyo awoodsheegashada xukuumada madaxwayne muuse biixi ku hayso qoyska leh dhul la sheegay in laga dhisayo madaxtooyo oo dhawaan dhulka ay degan yihin xoog ciidan lagaga raray, Odoyaashan iyo aqoonyahankan ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in joojiyo tacadigan kuna so laabto xaydaabka sharciga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAW WARKAN; Related posts:Cali Xaamud Oo Xeer Ilaalinta Ugudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Siyaasi Cabdilaahi Dheere Oo Eedo Lafjabk... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayaan Dadaalo Gur... Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qaatay Guddidii Komishanka Doorashooyinka Ee Lagu Muransanaa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|