|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaarkamida OdoyaashaIyo Waxgaradka Burco Oo ka Hadlay Tacadiga Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Hayso Qoyska Ina Xasan Dalab,
April 28, 2019 - Written by Editor:BURCO(W,N) Qaarkamida waxgaradka iyo dhalinyarada galbeedkeeda magaalada burco ee gobolka togdheer ayaa ka hadlay tacadiga iyo awoodsheegashada xukuumada madaxwayne muuse biixi ku hayso qoyska leh dhul la sheegay in laga dhisayo madaxtooyo oo dhawaan dhulka ay degan yihin xoog ciidan lagaga raray, Odoyaashan iyo aqoonyahankan ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in joojiyo tacadigan kuna so laabto xaydaabka sharciga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAW WARKAN; Related posts:DAAWO; Afhayeenka Garabka Isbahaysiga Xisbiga KULMIYE Oo Markii U Horaysay Si Adag U Naqdiyay Hesh... DAAWO ; Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Sharaxay Sababta Uu Uga Baxay Xisbiga Kulmiye Eedihii Ugu Cusl... Hogaamiyaha Xisbiga Mucaarid ka Ah Ee Wadani Oo Ku Sugan Magaalada Gabiley Iyo Shirar Doceedyo Goo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|