Hargeysa(W.N) Mujaahid cali gurey oo maanta waraysi siiyay tilifishanka horyaal ayaa ka hadlay muranka doorashooyinka iyo arimo kale isla markaana sheegay in madaxweyne muuse biixi isku koobay taladii Halkan hoose ka daawo waraysigaa oo dhamaystiran: