|
|||||
WAJAALE NEWS
Markab Shidaal Usiday Shirkada Red Sea, Kuna Xanibnaa Emaaraadka Oo Lasii Daayay Iyo Siyaasi Ka Hadlay Doorkii Uu Ku Lahaa Madaxwaynaha Jsl!
April 24, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Markab Shidaal oo u rarnaa shirkada Red Sea Oo mudo ku xanibnaa wadanka Emaraadka carabka ayaa la siidaayay. Markabka siday shidaal ayaa urarnaa ganacsato reer somaliland ah ee shirkada red sea Petrolium. Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari(Sheekhul Axmar) oo kamida siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay siidaynta markabkan shidaal usiday ganacsatada reer somaliland isagoo madaxwaynaha somaliland ku amaanay doorka uu ku lahaa siidaynta markabkan oo maalmaha soo socda kusoo foole dekeda berbera. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Booliska Gobolka Saaxil o Habeenkii Xalay ahaa Baajiyay Xaflad ay Qabsan lahayd Shirkada Kaluumaysi ... “Shacbigani Uu ka Koray Siyaasi Ay Danihiisa U huraan Dhiigooda. Belo Dhex taal Dadka Iyo Reeruhu Ma... Daawo:Siyaasi Cabdi Haybe Oo Fasiraad Ka Bixiyay Madal ay Wasiir SamSam Ka Sheegtay Beelo Ilaa Konto... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|