Maayirka Caasimada Hargeysa oo Kormeer Ku Tagay Qaar Kamida Dugsiyada Hoose Dhexe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Caasimada Hargeysa oo Kormeer Ku Tagay Qaar Kamida Dugsiyada Hoose Dhexe
April 2, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo ay weheliyaan masuuliyiinta dawlada hoose iyo Wasaarada waxbarshada, ayaa maanta kormeer ku maray qaar ka mida Dugsiyada hoose dhexe ee magaalada Hargeysa oo ay dawlada hoose dayactir ku samaysay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS