Maayarka Caasimada Hargeysa Oo SHaaca Ka Qaaday In Xuska 18MAY Xiligeedii La Xusi doono | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargeysa Oo SHaaca Ka Qaaday In Xuska 18MAY Xiligeedii La Xusi doono
April 27, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa(W.N): maayarka magaalada hargaysa Cabdi Raxmaan Maxamuud Caydiid(Soltelco) ayaa maanta shir jaraa,id oo uu ku qabtay xafiiskiisa ku sheegay in munaasibada 18 may la xusi doono xiligeedii oo ku beegan 12 ramadaan maayarka oo arimahaasi iyo kuwa kalea ka hadlaya,

halkan hoose ka daawo:

 

COMMENTS
LINKS