|
|||||
WAJAALE NEWS
Itoobiya oo Abaal Marin Lagu Siiyey Martigalinta Qaxootiga Ugu Badan Afrika
April 29, 2019 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN)– Dawladda Ethiopia ayaa abaal marin lagu siiyey martigalinta qaxootiga ugu badan ee Afrika ku sugan, waxaana abaalmarintaasi siiyey Xafiiska Xoghayaha ururka Midawga Africa. Waxaana Abaalmarintaasi dalka Ethiopia u gudoomay Safiir ku xigeenka Safaarada Ethiopia ay ku leedahay dalka Merwan Bedri intii lagu gudo jiray kulankii 64th ee Midawga Afrika uu ku yeeshay magaalada Sharma El Sheekh ee dalka Masar. Ethiopia ayaa ah dalka labaad ee martigaliya qoxoontiga Afrika waxaana kaalinta koowaad ku jira dalka Uganda.
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews Desk Hargeysa Office Related posts:DAAWO-Shirkadaha Jaadka Oo Saaka Xoog Ku Galiyay Gudaha Magaalada Iyo Maayar Muraad Oo Hanjabaad Cul... Daawo: Somaliland Oo Markii U Horaysay La Keenay Mishiin Baadhaya Tayada Dawoyinka Dalka Soo Gala DAAWO; Madaxdhaqameed Beesha Madigaan Oo Madaxwayne Siilaanyo ka Codsaday In Uu ka Hawlgalo Sooda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|