“Hadii Aanay Bulshada Reer Somalilad Isku Duubnaanin Halis Badan Ayaynu Daaqaynaa”Gudoomiye Axmedyasiin, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Aanay Bulshada Reer Somalilad Isku Duubnaanin Halis Badan Ayaynu Daaqaynaa”Gudoomiye Axmedyasiin,
April 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golh wakiilada somaliland axmed yaasiin sheikh cali ayaanle ayaa ka hadlay muhiimada ay bulshada reer somaliland uleedahay midnimadu isagoo xusay hadii aan laysku duubnaani ay halis ku keeni karto somaliland.

Gudoomiye axmedyasiin sheikh cali ayaanle ayaa hadal ka jeediyay madal lagu casuumay madax dhaqameedka kayimid sanaag bari,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS