|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatey Wasiirka Maaliyadda Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
April 8, 2019 - Written by Editor:Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Wasiirka Maaliyada ay ka Wada Hadleen Joojinta Lacago Sharciga Baalmarsan Oo Wasaarada Gadiidku Ka Qaado Shacabka!HARGAYSA(W,N)-Gudida dhaqalaaha ee golaha wakiilada Somaliland ayaa kulan isxog waraysi ah la yeeshay wasiirka wasaarada maaliyada dr sacad cali shire. Gudoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada kulanka wasiirka iyo qodobada ay kaga wada hadleen Sidoo kale gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa shaaciyay in ay wasiirka ka wada hadleen sidii loo joojin lahaa lacago sharci daro ah oo wasaarada gaadiidku shacabka ka qaado taasi oo hore golaha wakiiladu ujoojiyeen balse wasiir cabdilaahi abokor aanu joojinin qabashadeeda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dib U Milicso Afartii Sano Ee U Danbeeyey Iyo Habdhaqanka Xukuumadda Siilaanyo Ay Kula Dhaqanto Muda... Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Heshiiska Dekada Berbera La H... Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo 48Saacadood Gudaheed Isku Burisay, Sheegaynta In Aanu Jirin Dugsi Lagu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|