Dood Adag oo Dhexmartey Maxamuud Xaashi iyo Hogaamiye Xirsi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dood Adag oo Dhexmartey Maxamuud Xaashi iyo Hogaamiye Xirsi
April 22, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirkii Madaxtooyada ee Xukuumadii Siilaanyo Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka qayb galay dood cilmiyeed lagu qabtay magaalada Hargeysa oo lagaga doodayay wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya.

Labadan masuul oo madashaasi isku waydaarsaday dood kulul ayaa ku kala aragti duwanaaday wadahadaladii ay gashay Xukuumadii ay ka tirsanaayeen ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo, iyadoo ay wadahadaladaasi ay ahaayeen kuwii ugu badnaa ee intii ay Somaliland jirtay lala galay Soomaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS