Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Olole Nadafadeed Ka fulisay Degmooyinka G.Libaax Iyo Maxamed Mooge. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Olole Nadafadeed Ka fulisay Degmooyinka G.Libaax Iyo Maxamed Mooge.
April 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Dawlada hoose caasimada hargaysaa ayaa olole nadaafadeed ka fulisay qaarkamid degmooyinka caasimada hargaysa gaar ahaan degmooyinka gacan libaax iyo maxamed mooge kaasi oo qashinka lagaga nadiifinayay goobo badan oo kamida marin biyoodyada caasimada.

Maamulka dawalda hoose ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan ololaha maadaama uu soo dhawyahay xili roobaadkii.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS