|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo SHeegay In AL-Shabaab Ku Jirto Baarlamaanka Soomaaliya
April 6, 2019 - Written by Editor:Moqdisho(W.N): Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/laahi Goodax Barre Ayaa maanta ku eedeeyay xildhibaanada qaar ka tirsan baarlamaanka soomaaliya inay ka mid yihiin kooxda alshabaab isla markaana aay hor taagan yhiin in wax laga qabto xaalada amaan ee sii xumaanaysa ee magaalada muqdisho COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|