DAAWO:MAYDKA NIN LA GARAN WAAYAY OO LAGA HELAY MAGAALADA TOG-WAJAALE | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:MAYDKA NIN LA GARAN WAAYAY OO LAGA HELAY MAGAALADA TOG-WAJAALE
April 25, 2019 - Written by Editor:

Wajaale(W.N): maydkaa nin ilaa hada la garan laayahay ayaa laga helay balay ku yaala duleedka magaalada tog wajaale. Taliyaha booliska degmada tog wajaale iyo maamulka magaaladaasi oo kaashanaya ciidanka dabdamiska ayaa saaka ka soo saaray maydka ninkan ilaaa hada lama garanayo sababta keentay geerida shaqsigan.
Halkan hoose ka daawo warka oo dhamaystiran:

COMMENTS
LINKS