|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Madaxwayne Waxaan Ku Leenahay Qoyskaa Ilama Xasan Dalab Dhulkooda Faraha Uga Qaad Oo Jooji Dhulboobka” Xildhiban Nac Nac.
April 16, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac Nac) oo kamida golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay cabashada qoyska ilama xsan dalab oo xukumadu xoog ku dhisanyso dhulkoodii kaasi oo ay sheegtay in madaxtooyo laga dhiso Xildhibaan Nacnac ayaa madaxwaynaha somalilnad ugu baaqay in uu dhulkooda fara uga qaado Sidoo kale xildhibaan nacnac ayaa sheegay in aanay yeelay in Somaliland noqoto qoys sida jabuuti oo kale. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Degaanka Gabiley oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Si Deg Dega Wax Ug... DAAWO;-Tababaraha Xulka Gobolka Daad Madheedh Oo Ka Hadlay Ciyaartii Galabta Ee Natiijadeeda Muranku... Wafti ka Socda Denmark Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Biyo Soo Saarka Ee Geed Deeble Iyo Dhaamka Kal-q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|