|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO:CULIMADA GOBOLKA GABILEY OO MAANTA HESHIIS GAADHAY
April 14, 2019 - Written by Editor:Gabiley(W.N) Culimada kala duwan ee gobolka gabiley ayaa maanta iskugu yeimid kulan ay ku gaadhayaan heshiis ay ku midaysan yihiin. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay dawlada hoose ee magaalada gabiley ayaa waxaa la isla afgartay in si wadajir ah bulshada loo wacyi galiyo ,waa markii u horeysay ee kulan noocan oo kale ah ay yeeshaan culimada gabiley. Related posts:DAAWO ; SIR Culus; Xubin Katirsan Taageerayaasha Xisbiga kulmiye Oo Shaki Galiyay Ku Lug Lahaanshah... Madaxweynaha Jsl Oo Kormeer Iyo Xadhig-ka-jaris Ku Sameeyey Mashaariic kala Duwan Oo Laga Hirgeliyey... "Maamulka TV Qaranka Wareegto Madaxweyne ayaa Lagu madax-banaaneeye aniguna intii aan joogay maan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|