DAAWO; Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Madaarka Cigaal Ee Caasimada Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay,
April 17, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada xanaanada xooolaha Somaliland xasan gaafaadhi oo mudo xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Waxaana soo dhawaynta wasiirka ka qaybgalay wasiirka wasarada ciyaaraha iyo xubno kale oo katirsan xukuumada iyo dadwayne tiro badan