|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Cabdiraxmaan Oo Ka Digay In Somaliland Lagu Qabto Shir Beelaha Direed Ah, Eedana Ujeediyay Dadka Ku Hawlan Abaabulkiisa.
April 23, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Suldaan Cabdiraxmaan Cawaale Oo kamida Madax Dhaqameedka reer Somaliland Islamarkaana ka mid ahaa xubnihii ka qaybgalay shirkii beelaha direed ee lagu qabtay magaalada Adis ababa ayaa ka hadlay sida uu u arko odayaal shaaciyay in somaliland lagu qabanayo qaybtii labaad ee shirkii beelaha dir. Suldaan Cabdiraxmaan ayaa si adag uga soo horjeestay in shir direen lagu qabto somaliland isaga oo sheegay in aan halkan looga baahnayn shir direed iyo wax bulshada lagu kala qaybiyo isagoo dadka abaabulaya shirkan ku tilmaamayi ay yihiin xubno siyaasadii ku saaqiday. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO; Siyaasi Axmed Kayse Oo Ka Hadlay Sobobaha Keenay Fashilaadii Ay Xisbiga Kulmiye kala kulmeen... DAAWO;-Munaasibad Abaalmarino Lagu Gudoonsiiyay Kooxda UCiyaarta Shirkada Sagal Jet Ee Ku Guulaysata... Gudoomiyaha Jimciyada Mujaahidiinta Ee Sooyaal Oo Guddida Bixinaysay Darajooyinka U Soo Jeediyey Dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|