|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Magaalada Jig jiga Oo Ka Cabanaya Biyo La’Aan Iyo Jawaabta Masuuliyiinta Dawlada!
April 10, 2019 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N) Shacabka ku dhaqan caasimada dawlad deeganka somalida itoobiya ee jig jiga ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biyo la,aan xoogan oo ka jirta xiligan kuwaasi oo xukuumada usoo jeediyay in ay waxka qabato cabashadooda. Dhanka kale maareeyaha wakaalada biyaha ee magaalada jig jiga ayaa k ahadlay xaalada biyo la,aaneed iyo qorshayaal wax lagaga qabanaya oo ay gacanta ku hayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/vIC34HInfd8 Related posts:HALKAN KA DAAWO : WASIIRKA MAALIYADA S/LAND MD SAMAALE OO MAANTA BARBERA GAADHAY ISAGO HALKAAS KORME... DAAWO; Qorshihii Wado Banaynta Magaalada Tog Wajaale Oo Waji kale Yeeshay Iyo Maamulka Oo Bilaabay... Ciidanka Booliska Jsl Oo Beeniyay In Wax Qarax Ahi Ka Dhacay Hargaysa, Digniina Udiray Dadka Warar K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|