SWEDEN(W,N) Safiirka Somaliland ufadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la layeeshay kaga hadlay waxyaabaha uqabsoomay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland iyo guulaha ay ka gaadheen Xidhiidhka Wadamad Caalamka gaar ahaan dalka Sweden. Sidoo kale safiirka Somaliland ee dalka Sweden ayaa si dag U canbaareeyey…
HARGAYSA(W,N) Safiirka Somaliland ufadhiya Dalka Kenya Ayaa ka warbixiyay xidhiidhka Somaliland iyo Kenya iyo kulamo uu la yeeshay madax ka tirsan dalka Kenya Sidoo kale Ambasor Baashe cawil ayaa ka jawaab ka bixiyay eedaha xisbiyada mucaaridku ujeedyaan siyaasada arimaha dibada ee la xidhiidha heshiiska shirakada DPW Iyo doorka ay ku…