DAAWO; Muuqaal Xumada Magaalada Hargaysa Iyo Mooganaanta Masuuliyiinta Qaranka!Warbixin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaal Xumada Magaalada Hargaysa Iyo Mooganaanta Masuuliyiinta Qaranka!Warbixin
April 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Daawo Warbixin laga diyaariyay casimada hargaysa iyo sida ay dariska ula noqotay dayacnaanta iyadoo xooluhu caqabad ku yihin isku socod gaadiidka halka ay xayawaanka ayduna ay goobkasta dhex fadhiyaan

Siyaasi maxamed xaashi cilmi oon faah faahin ka bixinaya sida loo hagaajin karo bilicda caasuimada hargaysa

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warbixintan;

COMMENTS
LINKS