|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Milicsiga Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Eedo Culus Ujeedinaya Madaxwayne Muuse Biixi!
April 10, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka somaliland nuux Maxamed Xuseen oo hore u ahaa mudane kamida xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ayaa kamid ahaa xubnihii sida wayn uga soo horjeeday hogaaminta xisbiga kulmiye ee madaxwayne muuse biixi . Sidoo kale Gudoomiye Nuux Oo wakhtiyadaa fariimo isbarkan hawada umarinaya beesha uu kasoo jeedo ex murashaxa kulmiye ahna madaxwaynaha somaliland ee wakhtigan muuse biixi . HALKAN KA DAAWO MILICSIGA GUDOOMIYAHA GUDIDA QANDARAASYADA QARANKA IYO DHALIILAHA UU UJEEDINAYAY MADAXWAYNAHA SOMALILAND; https://youtu.be/243gE8jxPl8 Related posts:Xoghayaha duulista iyo hawada ee Xisbiga Waddani oo si adag uga hadley goobaha mihiimka ah ee aan ga... DAAWO ; Kaalinta Casriga ah Ee Kulmiye Sanjab Fuelstation And Super Market Oo Adeegyo Cusub Soo Kord... DAAWO; Warbixin: Dhiig-yacabkii Kornayl Tukke Ee Ka Dambeeyey Xasuuqii Gabiley Oo Ku Sugaya Maxkamad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|