DAAWO;-Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Bangiga East Africa ka HirgalayeyDalka Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Bangiga East Africa ka HirgalayeyDalka Jabuuti.
April 11, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo ay weheliyaan raysalwasaaraha dalka iyo marwada kowaad iyo xubno kale oo kamida xukuumadiisa ayaa ka qaybgalay munaasibad xadhiga lagaga jaray dhismaha daar dheer oo caasimada jabuuti uu ku hirgaliyay bangiga East Africa.

Munaasibada ayaa waxaa kasoo qaybgalay madax faro badan oo ka socotay dalalka jaarka iyo kuwo caalamiya.

Waxaana ugu horay xafladan ka hadlay mukiilaha baanka maxamed siciid ducaale dahabshiil

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS