DAAWO;-Madax-dhaqameedka Ka Socday Sanaag Bari Oo Gaadhay Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Ka Socday Sanaag Bari Oo Gaadhay Magaalada Boorama.
April 21, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Salaadiyiin iyo waxgaradka kasoo kicitimay gobolka sanaag mudooyinkii udnabeeyay ku suganaa caasimada hargaysa ayaa socdaal ay ugu kicitimeed gobolada gabiley iyo boorama ku guda jira.

Madaxdhaqmeedka ka socday sanaag bari ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama halkaasi oo sidiiran loogu soo dhaweeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS