DAAWO;-Madax dhaqameedka Jsl Oo Galbeedka Caasimada Hargaysa Kusoo Dhaweeyay Dhigooda Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax dhaqameedka Jsl Oo Galbeedka Caasimada Hargaysa Kusoo Dhaweeyay Dhigooda Gobolka Sanaag.
April 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiiro katirsan Xukuumada madaxwayne biixi iyo salaadiyiin iyo dadwayne kale oo kamida bulshada ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa galbeedka caasimada kusoo dhaweeyay madaxdhaqameed kasoo socdaalay bariga  gobolka sanaag.

Ujeedada madaxdhaqameedkan ka yimid gobolka sanaag ayaa ah marti qaad ay ka heleen madaxwaynaha somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS