DAAWO; Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Si Kulul Uga Hadlay Dilkii Taliyihii Iyo Taliye kuxigeenkii Degmada Gar Adag, Xukuumadana Ugu Baaqay In Ay 24saac Waxkaga Qabato. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Si Kulul Uga Hadlay Dilkii Taliyihii Iyo Taliye kuxigeenkii Degmada Gar Adag, Xukuumadana Ugu Baaqay In Ay 24saac Waxkaga Qabato.
April 30, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Madaxdhaqameedka, waxgaradka gobolka awdal ayaa si kulul uga hadlay falkii foosha xumaa ee lagu dilay taliyihii iyo taliye kuxigeenkii degmada gar adag oo shalay dablay hubaysani ku dileen agagaarka deegaanka gar adag

Waxgaradkan iyo dhaliyrada ayaa sheegay in aanay falkaasi udul qaadanayn iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay 24saac kusoo qabato dadkii falkaasi gaystay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS