DAAWO ;-Madax Dhaqameed Ka Socday Sanaag Bari Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;-Madax Dhaqameed Ka Socday Sanaag Bari Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley,
April 20, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Madax Dhaqameed Dhawaan soo kicitimay bariga gobolka sanaag maalmihii udanbeeyay ku sugnaa caasimada hargaysa ayaa maanta  booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen  dhigooda gobolka gabiley iyo maamulka gobolka

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS