DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo fariin Kama Danbaysa ah Udiray Gudomiyayaasha Gobolada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo fariin Kama Danbaysa ah Udiray Gudomiyayaasha Gobolada.
April 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Xafiiska  Imtixaanaadka qaran somaliland mudane Da,uud Axmed faarax ayaa fariin culus udiray gudoomiyayaasha waxbarashada ee gobolada dalka iyo ardayda sanadkan soo socda ufadhiisanaya imtixaanka shahaadiga ah

Gudoomiye daa,uud gudoomiyayaasha ugu baaqay in ay deg deg usoo xareeyaan araajida imtixaanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS