|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Kaamka Barakacayaasha Deegaanka Madheera .
April 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha jsl cabdikariim axmed maxamed oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan haayadu ayaa kormeer indho indhan ah kaasi oo ay ugu kuur galayaan dadka barakacayaasha ah ee degmada madheerra ee gobolka saaxil. Kormeerkan ayaa waxa kale oo gudoomiyaha haayada qaxoontiga ku weheliyay masuul ka socday haayada ay wada shaqayntu ka dhaxayso ,. Dadkan ku dhaqan deegaanka madheera ayaa la gaadhsiyay mucaawimo iyo balan qaadyo loo sameeyay Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:Halkan Ka Daawo Dawlada Hindiya Oo Maxaabiis Dhan 118 Qof Oo Somali 50 qof Dil Ku Xukuntay Halka Int... DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay 11Sano Guuradii Weeraradii Argagixisada Ee Hargeysa Ka Dhacay 28.10.... “Muuse Biixi Dalkii Wuxuu Ka Dhigtay Tukaan Uu Qoyskiisu Leeyahay” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|