DAAWO; Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Isbadalka Sarifka Lacagaha Qalaad, Fariin Culusna Udiray Ganacsatada,
April 21, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha baanka dhexe ee jamhuuriyada Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyay muhiimada hoos udhaca sarifka lacagaha qalaad iyo qiimaha shilingka somaliland
Sidoo kale gudoomiyaha baanka dhexe ayaa nasiib daro ku tilmaamay in ganacsatada reer somaliland wali halkii uu dollarku ahaa wax ku iibinayaan