HARGAYSA(W,N) Gudida beelaha Direed ee Shirkii Adis Ababa lagu doortay ayaa maanta oo ay shir jaraa,idku ku qabteen magaalada hargaysa kaga hadlay sobobta uu u baaqday shir 20bishan uga furmi lahaa beelaha direed
Sidoo kale gudidan ayaa shaaciyay wakhtiga uu udhacay shirkani in uu qabsoomo.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;