|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsade Maxamed Baarjeex Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madax-dhaqameedka Ka Socday Sanaag Bari.
April 26, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Ganacsade Maxamed Baar jeex Oo kamida Ganacsatada Reer Somaliland ayaa maanta magaalada hargaysa hadhimo sharafeed ugu sameeyay madax dhaqameedkii kayimid gobolka sanaag oo mudooyinkii udanbaysay ku sugnaa caasimada hargaysa Munaasibadan hadhimo sharafeedka ahayd ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro ka socdy xukuumada, siyaasiyiin iyo ganacsato Madashan ayaa laga jeediyay hadalo iskuu jiray soo dhaway iyo dardaaran. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Hogaanka Isbahaysiga Mucaaradka Oo Mudaharaad Aamusnaan Ah Kaga Dareen Celiyay Muranka Muddo Kordhin... Magaacibada Gudida Wadanka Ingiriiska Ee Qadhaanka Wadada Ceerigaabo Oo Noqday Kuwii Umaddu U Baahna... Komishanka Qaranka Iyo Sedexda Xisbi Oo Kala Sexeexday Xeer Muhiim U Ah Doorashooyinka Isku Sidkan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|