|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsade Maxamed Baarjeex Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madax-dhaqameedka Ka Socday Sanaag Bari.
April 26, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Ganacsade Maxamed Baar jeex Oo kamida Ganacsatada Reer Somaliland ayaa maanta magaalada hargaysa hadhimo sharafeed ugu sameeyay madax dhaqameedkii kayimid gobolka sanaag oo mudooyinkii udanbaysay ku sugnaa caasimada hargaysa Munaasibadan hadhimo sharafeedka ahayd ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro ka socdy xukuumada, siyaasiyiin iyo ganacsato Madashan ayaa laga jeediyay hadalo iskuu jiray soo dhaway iyo dardaaran. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Ka Soo Hor Jeestay Go’aanka Xukuumadu Ku Soo Rogtay Gaadiidka Hay'adda Maraykanka Ah Ee CPJ Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqday Inuu Xayiraadda Ka Qaado Wargeyska... Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Hoobalada Xidigaha Geeska iyo Nidaam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|