DAAWO;-Dawladda Jabuuti Oo Hirgalisay Adeeg Cusub Oo Visa-yaasha Lagu Dalbanayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawladda Jabuuti Oo Hirgalisay Adeeg Cusub Oo Visa-yaasha Lagu Dalbanayo.
April 7, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Dawlada jabuuti ayaa hirgalisay nidaam casri oo lagu dalbanayo Visayaasha dalkeeda taasi oo fudaydin doonta sidii dadka usafrayaa ay uhelihaayeen hab ufudud.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS