|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Oo Xukuumada ugu Baaqay In Sharciga La Horkeeno Dhakhaatiir Dalka Laga Saarayo.
April 10, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ee Ucid ayaa Xukuumada ugu Baaqay in Sharciga la Horkeeno Dhakhaatiirta ajaanibka ee xukuumadu shaacisay in Dalka Laga Saarayo. Xisbiga ucid ayaa dhakhaatiirtasi ku eedeeyay in khibrad darado darteed ay dhibaato badan ugaysteen shacabka somaliland. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|