|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ciidamada Booliska Oo Cagta Mariyay Guryo Ay Daganayeen Qoyska Ina Xasan Dalab Iyo Tirada Dad Ay Xidh Xidheen.
April 18, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Ciidama booliska somaliland ayaa saaka ku waabariistay qoyska maxamed xasan dalab oo deganaa goobta la sheegtay in madaxtooyo laga dhisayo oo xoog lagu dayray, Qoyskan ayaa gabi ahaanba la baabiyee iyadoo alaabtii guryaha loogu daadiyay banaanka Sidoo kale ciidamada booliska ayaa xabsiga utabaaxay dad 15 qof gaadhaya oo ay ku jiraan caruuri Qaarkamida xubhana qoyskan lagu waabariistay ayaa faah faahin kabixiyay sidii ay wax udhaceen’ Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Xarumaha Biyo Balaadhinta... Wasiirka Duulista iyo Hawada Jamhuuriyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasaarada G... Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dawlada Maraykanka Iyo Arimaha Ay Ka Wad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|