DAAWO; Barnaamijka Goob-Joog Iyo Xog Waranka Rashiid Jaamac Dhari Ee Halgankii Dib Uxoraynta Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Barnaamijka Goob-Joog Iyo Xog Waranka Rashiid Jaamac Dhari Ee Halgankii Dib Uxoraynta Somaliland.
April 29, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Barmaamijka goob joog ee Tvga Qaranka Somaliland ayaa waxaa waraysi  dhinacyo badan taabanaya Uu layeeshay siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo kamidaa mujaahidiintii qaybta wayn ku lahaa taageerada jabhadii SNM ee dib uxoraynta Somaliland.

 

Rashiid Jaamac Dhari ayaa ka Xogwaramay Taariikhda SNM iyo maalmo xusuus leh oo uu goob joog u ahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARMAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

 

COMMENTS
LINKS