Al shabaab Oo Weerar ku Qaaday Fadhiisimo Ciidanka Somaaliya ku Leeyhiin Deegaanka Qoryoolay,
April 12, 2019 - Written by Editor:
MUQDISHO(W,N) Ciidamada Xarakada alshabaab ayaa weeraro ku qaaday fadhiisimo ciidanka somaliya ku leeyihiin deegaanka qoryaalay.
Weerarka alshabaab ku qaaday ciidanka somaliya ee deegaanka qorayaalay ayaa waxaa ka dhashay khasaare aan wali la shaacin