|
|||||
WAJAALE NEWS
Abiy Ahmed oo Gaadhay Xarunta Shirka SDP Ee Jigjiga+SAWIRRO
April 3, 2019 - Written by Reporter:Jigjiga (WJN)– Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga EPRDF Dr. Abiy ahmed oo maanta jigjiga booqday ayaa daqiiqado ka hor waxaa uu tagay Xarunta KAALI ee uu ka socdo Shirka xisbiga Dimuqraadiga Soomalida ee madaxtooyada Magaalada Jigjiga. Xisbiga ayaa maanta qaaday talaabooyin isbadal ka muuqdo oo ay ka mid tahay doorashada golaha dhexe oo ka kooban 61 xubnood iyo gudiga fulinta oo ka kooban 9 xunood.
Wajaalenews Desk Jigjiga Office Wajalenews@gmail.com Related posts:“Madaxwayne Talaabadii Geesinimadda Ahayd Ee Aad Ka Qaadatay Maayirnimadda Hargaysa, Ka Qaado Shir G... Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Taliyihii Hore ee Ciidanka Mil... Somaaliya Iyo Jabuuti Oo Ku Biiray Dalalka Canbaareeyay Duulaanka Ruushku Ku Qaaday Dalka Ukriane, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|