|
|||||
WAJAALE NEWS
Abiy Ahmed oo Gaadhay Xarunta Shirka SDP Ee Jigjiga+SAWIRRO
April 3, 2019 - Written by Reporter:Jigjiga (WJN)– Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga EPRDF Dr. Abiy ahmed oo maanta jigjiga booqday ayaa daqiiqado ka hor waxaa uu tagay Xarunta KAALI ee uu ka socdo Shirka xisbiga Dimuqraadiga Soomalida ee madaxtooyada Magaalada Jigjiga. Xisbiga ayaa maanta qaaday talaabooyin isbadal ka muuqdo oo ay ka mid tahay doorashada golaha dhexe oo ka kooban 61 xubnood iyo gudiga fulinta oo ka kooban 9 xunood.
Wajaalenews Desk Jigjiga Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Hay’adda Xasaraddaha Adduunka Ee ICG Oo Warbixin Ka Soo Saartay Hakadka Ku Yimid Wadahaladii Somalil... Qoyska Reer Jirde Aw cali Ma Aqbalaayo In Cid Gaar ah La Siiyo Dhulka Maktabada Gandi Iyo Ex. Boost... Ciidamo uu Dalbaday Gu:kuxigeenka kowaad Ee Golaha Wakiilada Oo Khalkhal Giliyey Mudanayaasha Golaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|