|
|||||
WAJAALE NEWS
Weriye Aadan Cabdi Ciidle oo Cambareeyay Falkii Weriyaha Gabiley Kula Kacay Askariga, Eedo Culusna U Jediyay Gudoomiyaha Solja
March 10, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Weriye Aadan Cabdi Ciidle oo ka mida Weriyeyaasha reer Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Gabiley, ayaa maanta si adag u cambaareeyay fal fool xun oo maalintii shalay ahayd uu Weriye ka hawl gala Gabiley uu kula kacay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska, Isagoona sheegay in falkaasi uu ahaa mid waxshinimo ah oo ceeb weyn u soo jiiday Saxaafada Somaliland iyo bulshada gobolkaasi. Dhinaca kale Weriye Aadan Cabdi Ciidle, ayaa dhaliilo xoogan u soo jeediyay Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto, isagoona ku eedeeyay in uu xaqdaro ah u taageeraay falkii Weriyahaasi kula kacay Askariga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo ka Qaybgalay Munaasibad Ay Soo Agaasimeen Haweenka Xisbiga Kul... Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Deeq Lacageed Gaadhsiisay Cisbitaalada Gabiley Iyo Wajaale Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Halka Marayaan Wada-hadaladii Usocday Siyaasi Maxamuud Xaas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|