|
|||||
WAJAALE NEWS
Wefti Ka Socda Maxkamada Sare oo Deegaano Ka Mida Gabiley Ka Bilaabay Dhagaysiga Dacwado Kala Duwan
March 15, 2019 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Weftigii ka socday Maxkamada sare Somaliland ee isugu jiray Garsoorayaasha, Xeer Ilaaliyaal iyo qareenada oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay gobolada galbeedka Somaliland, ayaa maanta dacwado ka soo garnaqay deegaanada Kalabaydh, Geed-balaadh, Lafta Tiinka, Idhinka Deerayahanka, Ceel-baxay,Agamsaha, Dooxa Qarax iyo Boodhley oo dhamaantood hoos yimaada gobolka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|