Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Cadaalada Somaliland oo Soo Dhaweeyay Xilka Loo Igmaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Cadaalada Somaliland oo Soo Dhaweeyay Xilka Loo Igmaday
March 31, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Wasiirka cusub ee maalintii shalay ahayd Madaxweynaha Somaliland u magacaabay wasaarada Cadaalada Cabdirisaaq Cali Cabdi, ayaa waxaa uu soo dhaweeyay xilka loo igmaday, isagoona sheegay inuu daacadnimo ku wadidoono hasha qaran.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS