Wasiirka Biyaha Somaliland oo Shaaciyay In Sadex Qof Ay Biyo La’aan Ugu Dhinteen Magaalada Badhan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland oo Shaaciyay In Sadex Qof Ay Biyo La’aan Ugu Dhinteen Magaalada Badhan
March 4, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Saleebaan Cali Koore, ayaa shaaciyay in dad gaadhaya sadex qof ay biyo la’aan ugu dhinteen magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, isagoona sheegay in gobolo ka mida Somaliland ay soo food saartay xaalad biyo la’aaneed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS