Wasiir Hore oo Soo Bandhigay Riyo Soo Martay oo La Xidhiidhay Madaxweyne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Hore oo Soo Bandhigay Riyo Soo Martay oo La Xidhiidhay Madaxweyne Muuse Biixi
March 9, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Maxamed Ibraahim Qabyo Tiro ooh ore u soo noqday Wasiirkii wasaarada Qorshaynta ee Xukuumadii Siilaanyo, oo hadal ka jeediyay munaasibad lagu soo bandhigayay Buug la xidhiidha Riyooyinka, ayaa soo bandhigay Riyo soo martay oo uu la xidhiidhay Madaxweyne Muuse Biixi oo sida uu hadalka u dhigay tilmaamay inuu Janada u horkacay umada reer Somaliland.

Ex, Wasiir Qabyo Tire ayaa sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday hogaamiyeyaasha Xisbiyada mucaaridka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS