HARGAYSA(W,N)-Dawlada Somaliland ayaa dhaqaale faro badan ku bixisa warbaahinta dawladu leedahay ee Tvga Qaranka,Wargayska Dawan iyo Wakaalada Wararka Ee Solna.
Hadaba warbaahinta dawlada Somaliland dhaqaalaha ku baxaa ma yihiin kuwo munaasib ah” mase buuxisaa adeegyadii looga baahnaa tayadoodu waasidee, mase la tartami kartaa warbaahinta gaar loo leeyahay?