|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL oo Safar shaqo ku Tegay Dalka Masar
March 26, 2019 - Written by Editor:Qaahira(W.N):-Wafti balaadhan oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL oo uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Liibaan yuusuf cusman ayaa safar shaqo ku tagay dalka masar. Waxaana waftiga si heersare ah u qaabilay dhigiisa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibeda dalka Masar MR Xamdi Loza. Weftigu waxay kulan balaadhan la qaateen xubno sare oo ka tirsan dawlada masar oo ay ka mid yihiin
Waxaana la wada sexeexi doona heshiis is afgarad (MOU) inta waftigu ay ku sugan yihiin masar
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|