Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Sharaxay Faa’idada Barnaamijka Shaqo Qaran | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Sharaxay Faa’idada Barnaamijka Shaqo Qaran
March 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad loo qabtay Ardaydii Barnaamijka Shaqo Qaran, ayaa waxa uu sharaxaad dheer ka bixiyay faa’idada barnaajimkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS